Afti Dastuurka Soomaaliya, 1979
Appearance
|
|
|---|
|
Aftida Dastuurka waxay ka dhacday Soomaaliya 25 Agoosto 1979. Waxaa dastuurkaan cusub lagubadalay kii 1961, wuxuuna ka dhigay Dawlad-hal xisbi ah madaxwenaha ayaa ahaanaya cidda kaliya ee saraysa. Waxaana lagu ansixiyey 99.78% ee codad.[1]
Natiijooyinka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Xulasho | Codad | % | |
|---|---|---|---|
| U codeeyey | 3,597,592 | 99.78 | |
| Diiday | 7,898 | 0.22 | |
| Wadarta | 3,605,490 | 100 | |
| Xigasho: Kaydka Doorashooyinka Soomaaliya | |||
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Doorashooyinka Soomaaliya Kaydka Doorashooyinka Afrika