U bood nuxurka

Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1984

Ka Wikipedia

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 31 Diseembar 1984. Dalka waxa uu ahaa Dawlad-hal xisbi ah waqtigaas, XHKS waana xisbiga kaliya ee sharciga ah. Codbixiyeyaasha waxaa la waydiistay in ay haa ugu codeeyaan 171 oo ka socday Xisbiga Hanti-wadaagga Kacaanka Soomaaliyeed. Waxaana la soo wariyey in ay ucodeeyeen 99.86%.[1]

Xisbi Codad % Kuraas
XHKS4,207,97799.89171
Diiday4,7000.11-
Xumaaday/Codad banaan1,990--
Wadarta4,214,667100171
Source: Inter-Parliamentary Union
  1. Somalia Inter-Parliamentary Union