Qurbajoogta Soomaaliyeed

Ka Wikipedia
Somali diaspora
Thiinada guud ee dadka
c.: 20-25 (1–1.5) malyan
Meelaha ay ku badan yihiin
Jasiiradda Carabta, Yurubta Galbeed, Woqooyiga Ameerika, Koonfurta Afrika, Ooshiyaaniya
 Yemen 200,000 [1][2]
 Imaaraatka Carabta 150,000 [3]
 Kanada 150,000 [4].
 Maraykanka 129,018 [5]
 Ingiriiska 114,000 [6]
 Iswiidhan 63,853 [7]
 Norway 42,217 [8]
 Koonfur Afrika 40,000 [9]
 Holland 39,465 [10]
 Sacuudi Carabiya 34,000 [11]
 Jarmalka 23,350 [12]
 Masar 22,709 [13]
 Denmark 21,050 [14]
 Finland 19,059 [15]
 Australia 16,169 [16]
 Talyaaniga 8,228 [17]
 Iswisarland 7,025 [18]
 Austriya 6,000 [19]
 Beljim 2,627 [20]
 Bakistaan 2,500 [21]
 New Zealand 1,617 [22]
 Ayrland 1,495 [23]
Luqada

Af-Soomaali (afka hooyo), Af-Carabi (luqada labaad ee Soomaaliya iyo Jabuuti); afaf kala duwan ee Yurubeed (luqadaha shaqada)

Diinta

Islam

Qurbajoogta Soomaaliyeed waxaa loola jeedaa Soomaalida joogta daafaha aduunka una leh dhaqan oo aan la dagin koox isirkooda ahayn. dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya wuxuu aad u kordhiyay tirada Qurbajoog, sidaas oo kale waxay sababtay in ay baxaan Soomaaliweyn dhankaas iyo Bariga dhexe, Yurub iyo Woqooyiga Ameerika. Laakiin Soomaali badan ayaa qurbojoog ahaa xitaa ka hor dagaalka Sokeeye, iyaga oo shaqo iyo waxbarashaba u aaday dalalka Carabta, si gaar ah Sacuudiga, Talyaaniga iyo Ingiriiska Deegaanka Cardiff[24] ee Ingiriiska waxaa uu muddo dheer hoy u ahaa Soomaali qurbojoog ah oo halkaa yimid wax badan ka hor xornimada Soomaaliya ee 1960dii.

Kala baahsamaatnta caalami ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Soomaalidu waxay ku kala baahsantahay dibadda si aan la hubin, taasoo u sabab ah iskumilanka u dhexeeya tirada qawmiyadda Soomaaliyeed iyo tirada muwaadiniinta Soomaaliya. Inta ugu badan ee Soomaalida haajirtay ee qurbajoogta u haajiray si qaxootinimo ah iyo magangalyo-doon, ilaa waqtigaas in badan oo ka mid ah waxa ay heleen degganaasho rasmi ah ama dhalashada. Guud ahaan, dadka asalkoodu yahay qawmiyadda soomaalida ioo adduunka soo-galootiga ka ah tiro ahaan waxaa lagu qiyaasaa 1,010,000 qof, ku dhawaad 300,000 deggan Bariga iyo Koonfur Afrika, 250,000 Woqooyiga Ameerika, 250,000 Yurub, 200,000 Bariga Dhexe, iyo 10,000 in Ooshiyaaniya.[25]

Isbarbardhigga, tirada qaxootiga ka yimid Soomaaliya una diiwaan gashan UNHCR waa ku dhawaad 975,951 qof. Dadkaas inta ugu badan waxaa laga diiwaan galiyay Kiinya (413,170), Yemen (253,876), and Ethiopia (250,988).[26] Sida ay la tahay USAID, inta badan meelahaas barakacayaasha waa meelaha u dhaw dhulka ay degaan Jareer Soomaali iyo kuwa laga tirada badanyahay. Sidaas daraadeed, qaybtaan waa laga saaraa qurbajoogta Soomaalida.

Yurub[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ingiriiska[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waa halka ay ku nool yihiin tirada ugu badan qurbojoogta Soomaaliyeed ee Yurub

Finland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxa ay Soomaalidu bilowday imaanshaha dalkan wixii ka dambeeyay 1991 laakiin Soomaali badan waxa ay u arkaan inay tahay meel lagu meel gaaro iyada oo qorshahoogu yahay inay uga gudbaan dalalka kale ee Yurub.

Holland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Holland waa ku nool Soomaali aad u badan oo qaxootinimo ku tagay halkaas wixii ka dambeeyay 1991. Gabadha aad u dhaliisha Islaamka, Ayaan Xirsi ayaa ka mid ah Soomaalida qaxooti ahaanta ku tagay Holland.

Woqooyiga Ameerika[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Salaama Hut restaurant at a Somali strip mall in Toronto.

United States[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qurbojoogta Soomaalida ee Mareykankan ka ugu badan waxa ay ku nool yihiin Minnesota, iyada oo Ilham Cumar ay hadda u tartamayso kursiga xildhibaannimo ee deegaankaas.

Kanada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kanada waa ku nool Soomaali aad u badan. Axmed Xuseen oo Soomaali ah ayaa hadda ah wasiirka Socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxotiga ee Kanada, Canada.

Bariga Dhexe[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Soomaalidu waxa ay Barriga Dhexe ku noolaayeen kahor dagaalka sokeeye. Waxa ay dalalka carabta u aadi jireen shaqo iyo aqoon-doon.

Afrika (Qaaradda):[wax ka badal | wax ka badal xogta]

AFRICAN Continent Waa Qaarad Labaad ee aduunka Ugu weeyn Markasta:

soomaali badan ayaa ku nool dalalka kale ee africa basam kood sida:  Ethiopia,  Kenya, Niger,  South Africa;  Angola.:• iwm.

Shirarka Af-soomaaliga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

(Yurub): Kulamada qaar ayaa sidoo kale lagu qabtay: Soomaali[27]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. [http://www.hiiraan.com/news2/2006/nov/ontario_municipal_election_somali_canadian_prospective.aspx[dead link] Ontario Municipal Election: Somali Canadian Prospective; *N.B. 44,995 individuals reported Somali ethnicity in 2011 National Household Survey - c.f.<
  2. Stacan.GCC.ca
  3. Ethnologue United Arab Emirates
  4. article=1034&context=bildhaan Shire Saad „A. Transactions with Homeland: Remittance”Bildhaan: *N.B. Somali migrant population, Middle East including Yemen
  5. American FactFinder - ResultsBureau U.S. Census, factfinder.census.gov
  6. Population of the United Kingdom by Country of Birth and Nationality - Office for National Statistics
  7. Statistics Sweden - Foreign-born and born in Sweden[dead link]
  8. Immigrants and Norwegian-born to immigrant parents, 1 January 2016
  9. Jinnah Zaheera, Making Home in a Hostile Land: Understanding Somali Identity, Integration, Livelihood and Risks in Johannesburg, J Sociology Soc Anth, 1 (1-2): 91-99 (2010) KRE Publishers
  10. CBS StatLine - Population; sex, age, origin and generation, 1 January
  11. Ethnologue Saudi Arabia Ethnologue
  12. Anzahl der Ausländer in Deutschland nach Herkunftsland
  13. United Nations, Department of Economic and Social Affairs (2015). Trends in International Migrant Stock: Migrants by Destination and Origin
  14. StatBank Denmark, tatbank.dk
  15. IOM - Finland[dead link]
  16. Table 5. Ancestry by State and Territory of Usual Residence, Count of persons - 2016(a)(b) Australian Bureau of Statistics
  17. "Statistiche demografiche ISTAT". Waxaa laga kaydiyay the original 2018-11-23. Soo qaatay 2017-08-07.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  18. Federal Statistical Office
  19. Statistik Austria
  20. Jan Hertogen, Inwoners van vreemde afkomst in België
  21. Fakhr Alhan, Insecure once again
  22. "Ethnic group profiles". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-17. Soo qaatay 2016-08-19.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  23. Population Usually Resident and Present in the State who Speak a Language other than English or Irish at Home 2011 to 2016 by Birthplace, Language Spoken, Age Group and CensusYear - StatBank - data and statistics, www.cso.ie, 2017-07-12
  24. Deegaanka Cardiff
  25. Shire Saad A. 92 Transactions with Homeland: Remittance
  26. "Tirada soomaalida ee u diiwaan gashay si qaxootinimo ah". Waxaa laga kaydiyay the original 2017-06-28. Soo qaatay 2016-08-19.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  27. (Ameerika): Kulamada qaar ayaa sidoo kale lagu qabtay: Soomaali

Raadraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Bjork, Stephanie R and Kusow, Abdi M, From Mogadishu to Dixon: The Somali Diaspora in a Global Context, (Africa World Free Press, 1997)

Linkiyo banaanka ka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]