Aw-dhuleedka Carabta

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jasiiradda Carabta)

Coordinates: 23°N 46°E / 23°N 46°E / 23; 46 Aw-Dhuleedka Carabta (Af-Ingiriisi Arabian Peninsula) waa aw-dhuleed (jasiirad) oo ku taalo koonfur bari ee qaarada Aasiya. waxee ku taalaa meesha ee afrika iyo aasiya ee iskaga dhagaayaan oo ah Siinaa.dalka ugu weyn jasiirad dhuleedkaan waa Sacuudi Carabiya, waxeena daris la tahay dallalka kala ah :-


Baaxada jasiirad dhuleedkaan waa 3,237,500 km2