Siinaa

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 29°30′N 33°50′E / 29.5°N 33.833°E / 29.5; 33.833

Siinaa

Siinaa waa jasiirad yar oo isku xirto Afrika iyo aasiya. siinaa waxee ka tirsanttahay wadanka masar, waxeena u dhaxeesaa Badacas, Gacanka Suweys iyo Gacanka Caqaba, Kor neh waxaa ka xigta Bada Dhexe, geeska neh waxaa laga furay Kanaalka Suweys.