Kitaabka quduska

Ka Wikipedia
Kitaabka quduska

Kitaabka Quduuska ah wuxuu u kala baxaa 66 buug ama qaybood. Qaybta ugu horreysa waa Bilowgii tan u dambeysana waa Muujintii. Rabbiga Yehowah Kan ugu Sarreeya caalamka oo dhan. Qorayaashan waxay kaloo inoo caddeeyeen inuu Ilaahay rabo inay binuʼaadanku isaga u dhowaadaan.[1]

Qorniinkan Quduuska ah wuxuu inoo sheegaa runta Ilaahay ku saabsan wuxuu inoo furaa jidka garashadiisa. Waxayna inoo muujiyaan Ilaahay sharciyadiisa, muraadkiisa iyo tacliintiisa. Tacliintiisa waxaa ka tirsan waxyaalahan:

  • Ilaahay waa mid. Mid la mid ahna ma jiro.
  • Ciise waa nebigii Ilaah, ma ahan Ilaaha Qaadirka ah.
  • Ilaahay wuu mamnuucay sanam caabudid.
  • Binuʼaadanku waxay arki doonaan maalin la xisaabin doono.
  • Kuwii dhintay in la tirin karin baa Jannada lugu soo nooleyn doonaa.[2]

Qoraallada Quduuska ah, gebi ahaan ama qayb ahaan, waxaa lagu heli karaa in ka badan 3,000 oo luqaddood. Dunida kama jiro buug sidaas oo kale loo turjumay.[3][4]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Linkiga Cadaymaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Kitaabka Quduuska ah—Farriintiisa Maxay Tahay?
  2. Iimaanka Runta ah Muxuu Yahay?
  3. Sidee Buu Abuuraha Inoogu Sheegaa Ballamadiisa Cajiibka Ah?
  4. Bilaasha Koorsooyinka Baybalka