Axdiga Cusub

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Axdiga Cusub

Cahdiga Cusub waa qaybta labaad ee Baybalka oo ka ka kooban 27 cutub. Waxaa ugu horreeya afarta Injiilood oo isugu xiga sidatan: Mateeyos, Maarkos, Luuka, iyo Yohaana. Ka dibna Hawlihii Nabiyada iyo 14 dhambaal oo uu Bool diray iyo 7 dhambaal oo ay qaar kale qoreen ayaa la raaciyey. Waxaa intaas dheer cutubka Muujintii oo lagu xiray.


Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: