Gudida Sare Qoxootiga Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay UNHCR)
Kani waa qaxooti waa maqaal ku saabsan hayada qoxootiga QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin "UNHRC"
"Boga "UNHCR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Gudida Sare Qoxootiga Qaramada Midoobay
Gudida Sare Qoxootiga qaramada midoobey (Soomaali)
United Nations High Commissioner for Refugees(ingiriis)
Haut Commissariat des Nations unies pour les réfugiés (Faransiis)
Управление Верховного комиссара ООН по делам беженцев (Ruush)
Loo soo gaabiyoUNHCR
HCR
Samaysmay01950-12-1414 Diseembar 1950
SharcigaShaqaynaysa hada
Hogaanka
António Guterres
Ururka leh
Qaramada Midoobay
WebsiteUNHCR.org

Gudida Sare Qoxootiga Aduunka ee Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations High Commissioner for Refugees, loo soo gaabiyo: (UNHCR); Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Wakaalada Qoxootiga QM, waa xubin ka tirsan wakaaladaha khaaska ee Ururka Qaramada Midoobay taasi oo shaqadeedu tahay ineey difaacdo iyo caawiso qoxootiga meel kasta ooy joogaan, ayadoo tixgelinaysa codsiga dowlad ama Qaramada Midoobay lafteeda. Hayadani waxay qoxootiga ka caawisaa dib u dejinta, taageerida nolosha barakacayaasha, badbaadinta dadka halista ku jira, dejinta qoxooti wadan kale iyo u raadinta magangelyo.

Hayada Qoxootiga Aduunka waxaa u saldhig ah magaalada Janiifa, wadanka Iswiserland waxayna xafiisyo muhiim ah ku leedahay dhamaan qaaradaha aduunka. Sidoo kale hayadani waxay ka tirsan tahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay.[1] Wakhtiyadii 1954 iyo 1981 hayada UNHCR waxay tiraba labo jeer ku guuleysatey abaalmarinta Nobel Peace Prize.[2]

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

UNHCR



Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. UNDG Members Archived Mey 11, 2011 // Wayback Machine. Undg.org. Retrieved on 2013-07-12.
  2. . Nobel Foundation http://nobelprize.org/nobel_prizes/lists/organizations.html. Soo qaatay 2009-10-13.  Maqan ama ebar |title= (caawin)