U bood nuxurka

Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Boga "UNHRC" halkan ayaa laga soo toosiyay. Haku khaldin "UNHCR.
Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
United Nations Human Rights Council
File:United Nations Human Rights Council Logo.svg
Golaha Xuquuqda Aadamaha
Loo soo gaabiyoUNHRC
Samaysmay2006
NoocaNidaam Qaramada Midoobay
Luuqadaha dowliga
Af-Ingiriis, Af-Faransiis
Ururka leh
Qaramada Midoobay
WebsiteUN Human Rights Council
Isbaahaysiga Golaha Xuquuqda Aadamaha ee fadhida Jeniifa.

Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis: United Nations Human Rights Council, loo soo gaabiyo: UNHRC; Af Carabi: مجلس حقوق الإنسان) waa Nidaam Qaramada Midoobay xidhiidhiya dowladaha 47 xubnood ee Qaramada Midoobay si ay u ilaaliyaan Xuquuqda Aadamaha ee aduunka.

Ururkan UNHRC waa waax ku xigta Gudiga Xuquuqda Aadamah iyo xubin hoostagta Golaha Sare Qaramada Midoobay.

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]