Machadka Cilmibaadhista Hubkadhigista Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Boga "UNIDIR" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Machadka Cilmibaadhista Hubkadhigista Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Institute for Disarmament Research, loo soo gaabiyo: UNIDIR) waxaa aasaasay Golaha Sare Qaramada Midoobay sanadkii 1980 si ay ula xaajoodaan uguna wargeliyaan bulshada caalamka arimaha amaanka saamaynta ku leh aduunka oo dhan (ugu yaraan deegaano badan). Golaha Sare wuxuu u aqoonsaday ururka UNIDIR inuu si madaxbanaan u qabto mashruucyo cilmibaadhis la xidhiidha hubka dhigista iyo horumarinta bulshooyinka caalamka taasi oo hadafkeedu yahay ka hortega in musiibooyinka dagaalku fidaan.


Faalo Kooban[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ururka UNIDIR maadaama ay madaxbanaan tahay waxay si gaar ah u qabsataa shirar, cilmibaadhis iyo warbixino ku saabsan meelaha ay dabagalka ku hayaan. Goortii ururku helo warbixin cilmiyaysan oo dhamaystiran ayuu soo bandhigaa ajandaha iyo meelaha u baahan waxka qabashada.

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: