Barnamijka Deegaanka Dadka Qaramada Midoobay
Appearance
- Boga "UN-HABITAT" halkan ayaa laga soo toosiyay.
| Barnamijka Deegaanka Dadka Qaramada Midoobay United Nations Human Settlements Programme | |
| Loo soo gaabiyo | UN-Habitat |
|---|---|
| Samaysmay | 1978 |
| Nooca | wakiil khaas |
| Sharciga | Hada shaqaysa |
Hogaanka | Agaasimaha Guud Maimunah Mohd Sharif |
| Website | http://www.unhabitat.org |
Barnamijka Deegaanka Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Human Settlements Programme, loo soo gaabiyo: UN-HABITAT; Af Carabi: برنامج الأمم المتحدة للمستوطنات البشرية) waa wakiil khaas ah oo Ururka Qarama Midoobay u qaabilsan deegaanka dadka iyo kobcinta horumarka magaalooyinka. Ururka UN-HABITAT waxaa la sameeyay 1978 magaalada Faannkuver wadanka Kanada wakhtigaasi oo la odhan jirey "Habitat I".
Ururku wuxuu xarunta sare ku leeyahay magaalada Nayroobi wadanka Kenya.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ku saabsan Qaramada Midoobay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
