Ururka Shaqaalaha Aduunka

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay ILO)
Kani waa maqaal ku saabsan hayada shaqaalaha QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
"Boga "ILO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Shaqaalaha Aduunka

Ururka Shaqaalaha Caalamiga
International Labour Organization

Organisation internationale du travail (Af-Faransiis)
File:ILO English Logo.png
Astaanta ILO
Loo soo gaabiyo ILO / OIT
Samaysmay 1919
Nooca Wakiil QM
Sharciga Hada shaqaysa
Fadhiga Jeniifa, Iswisarland
Hogaanka
Guy Ryder
Website www.ilo.org

Ururka Shaqaalaha Aduunka ee Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Organization of the United Nations, loo soo gaabiyo: (FAO); Af Carabi : ar‎) waa xubin ka mid ah wakiilada Qaramada Midoobay taasi oo ka shaqeeysa arimaha shaqaalaha, gaar ahaan heerka shaqaalaha caalamka, ilaalada bulshada, iyo fursad shaqo oo siman dhamaan dadka (shaqaaleysiin cadaalad ah).[1]

Ururka Shaqaalaha Aduunka waxaa loo soo gaabiyaa ILO waxaana xubin ka ah 186 wadan: taasi oo ah 185 ka mid ah 193 wadan ee xubnaha Qaramada Midoobay iyo gasiiradaha Kook.

Sanadkii 1969, ururkan waxaa la gudoonsiiyay bilada Nobel Peace Prize taasi oo u ku mutaystay kaalinta lixaadka leh ee uu ka geeystay horumarinta nabada, shaqooyin fiican iyo cadaalada sinaan ah dhamaan shaqaalaha, iyo gargaarida caawimo ee wadanada soo koraya.[2]


Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: