Ururka Horumarinta Warshedaha Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay UNIDO)
Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarinta wershadaha QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
Haku khaldin "UNDP"
Boga "UNIDO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Horumarinta Warshedaha Qaramada Midoobay
United Nations Industrial Development Organization
Loo soo gaabiyoUNIDO
Samaysmay1966 (waxaa loo badalay wakiil khaas ah sanadkii 1985)
Noocahayad khaas ee QM
SharcigaShaqaynaysa hada
FadhigaFiyenna, Austriya
Hogaanka
Li Yong
Websitewww.unido.org

Ururka Horumarinta Wershadaha Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Industrial Development Organization, loo soo gaabiyo: (UNIDO); Af Carabi : ar‎) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Fiyeena, Austriya. Hadafka koowaad ee ururku waa horumarinta, talobixinta, dhiirigelinta iyo caawinta wershadaha. Ururkani wuxuu xubin buuxda ka yahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay.[1]


Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2011-05-11. Soo qaatay 2015-10-04.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: