Madaxweyne Golaha Sare Qaramada Midoobay
Jump to navigation
Jump to search
- Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay madaxda Golaha Sare QM. Haku khaldin Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Golaha Sare Qaramada Midoobay () waa jago (boos) loo codeeyo qofka noqonaya madaxa sare ee Golaha Sare ee Qaramada Midoobay taasi oo dhacda halmar sanad kasta. Madaxweynaha la doorto wuxuu ka shaqeeyaa arimaha Golaha Sare oo kali ah. Wakhti xaadirkan (2015) waxaa madaxweyne u ah Golaha Sare Mogens Lykketoft oo dhashay wadanka Denmark. Mudane Lykketoft wuxuu ku soo baxay kalafadhigii codaynta madaxnimo ee 71aad, waxaana xafiiska lagu wareejiyay 15 Sebteember, 2015.[1][2]
Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ . Global Post. November 29, 2014 http://www.globalpost.com/dispatch/news/xinhua-news-agency/141128/danish-parliament-speaker-head-un-general-assembly. Soo qaatay December 17, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Un.org. June 23, 2014 http://www.un.org/en/ga/president/68/news/6232014_speaker_denmark.shtml. Soo qaatay December 18, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |