Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Boga "UNCDF" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Capital Development Fund, loo soo gaabiyo: UNCDF) waa wakiilka Ururka Qaramada Midoobay ee taageerida iyo hagida 48ka wadan ee ugu dhaqaalaha yar. Hay'adani waxay fursado dhaqaale u abuurtaa bulshooyinka faqiirka ah si ay u helaan maalgashi iyo horumar koboca dhaqaalaha ah.

Inta ugu badan ururka UNCDF waxay diirada saartaa wadanada Afrika iyo kuwa faqiirka ah ee qaarada Aasiya; khaas ahaan wadanada ay aafeeyeen dagaalada iyo colaada.

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: