Ururka Badaha Aduunka

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan Ururka Badaha QM. Bogag kale fiiri "hay'adaha QM". Boga "IMO" halkan ayaa laga soo toosiyay
Ururka Badaha Aduunka
Ururka Badaha Caalamiga
International Maritime Organization
Emblem of the United Nations.svg
Flag of the International Maritime Organization.svg
calanka IMO
Loo soo gaabiyo IMO
Samaysmay 1959
Nooca Wakiil Khaas ah
Sharciga Hada shaqaysa
Fadhiga London, Boqortooyada Britayn
Hogaanka
Koji Sekimizu[1][2]
Website www.imo.org
Wakhtiyadii hore waxaa ururkan loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization)
Ka qeybgalka IMO
  Xubnaha
  Xubno la xidhiidha
  Musharaxiinta
Xarunta sare ee IMO magaalada London

Ururka Badaha Caalamiga (Af Ingiriis : International Maritime Organization; Af carabi: المنظمة البحرية الدولية) (loo soo gaabiyo IMO) wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization; IMCO)[3] waa wakiilka khaaska Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka maraakiibta iyo gooshitaanka badweynta caalamka. Sanadkii 1948 ayaa magaalada Jeniifa lagu aasaasay ururka IMO[4] wuxuuna shaqo bilaabay toban sano ka dib, wakhtigaasi oo talaabada ugu horeeysay qaaday sanadkii 1959.


Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Madaxbanaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Personal Page of the Secretary-General, accessed: 30 January 2012
  2. Press-Briefing "Positional changes at IMO Secretariat", accessed: 30 January 2012
  3. . International Maritime Organization http://www.imo.org/en/About/Pages/Default.aspx. Soo qaatay 28 August 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Hoffman, Michael L. (4 March 1948). p. 51 http://query.nytimes.com/gst/abstract.html?res=9B03E4D71E3CE03ABC4C53DFB5668383659EDE. Soo qaatay 28 August 2015. (rukhsad loo baahan yahay (help)).  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: