Jump to content

Ururka Horumarinta Warshedaha Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarinta wershadaha QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
Haku khaldin "UNDP"
Boga "UNIDO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Horumarinta Warshedaha Qaramada Midoobay
United Nations Industrial Development Organization
Loo soo gaabiyoUNIDO
Samaysmay1966 (waxaa loo badalay wakiil khaas ah sanadkii 1985)
Noocahayad khaas ee QM
SharcigaShaqaynaysa hada
FadhigaFiyenna, Austriya
Hogaanka
Li Yong
Websitewww.unido.org

Ururka Horumarinta Wershadaha Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Industrial Development Organization, loo soo gaabiyo: (UNIDO); Af Carabi: منظمة الأمم المتحدة للتنمية الصناعية) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Fiyeena, Austriya. Hadafka koowaad ee ururku waa horumarinta, talobixinta, dhiirigelinta iyo caawinta wershadaha. Ururkani wuxuu xubin buuxda ka yahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay.[1]


Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. https://web.archive.org/web/20110511144047/http://www.undg.org/index.cfm?P=13. Archived from the original on 2011-05-11. Retrieved 2015-10-04. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: