Ururka Badaha Aduunka

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay IMO)
Kani waa maqaal ku saabsan Ururka Badaha QM. Bogag kale fiiri "hay'adaha QM". Boga "IMO" halkan ayaa laga soo toosiyay
Ururka Badaha Aduunka
Ururka Badaha Caalamiga
International Maritime Organization
calanka IMO
Loo soo gaabiyoIMO
Samaysmay1959
NoocaWakiil Khaas ah
SharcigaHada shaqaysa
FadhigaLondon, Boqortooyada Britayn
Hogaanka
Koji Sekimizu[1][2]
Websitewww.imo.org
Wakhtiyadii hore waxaa ururkan loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization)
Ka qeybgalka IMO
  Xubnaha
  Xubno la xidhiidha
  Musharaxiinta
Xarunta sare ee IMO magaalada London

Ururka Badaha Caalamiga (Af Ingiriis : International Maritime Organization; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo IMO) wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization; IMCO)[3] waa wakiilka khaaska Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka maraakiibta iyo gooshitaanka badweynta caalamka. Sanadkii 1948 ayaa magaalada Jeniifa lagu aasaasay ururka IMO[4] wuxuuna shaqo bilaabay toban sano ka dib, wakhtigaasi oo talaabada ugu horeeysay qaaday sanadkii 1959.


Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Madaxbanaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Personal Page of the Secretary-General Archived Mey 19, 2015 // Wayback Machine, accessed: 30 January 2012
  2. Press-Briefing "Positional changes at IMO Secretariat" Archived Mey 12, 2015 // Wayback Machine, accessed: 30 January 2012
  3. . International Maritime Organization http://www.imo.org/en/About/Pages/Default.aspx. Soo qaatay 28 August 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Hoffman, Michael L. (4 March 1948). p. 51 http://query.nytimes.com/gst/abstract.html?res=9B03E4D71E3CE03ABC4C53DFB5668383659EDE. Soo qaatay 28 August 2015. (rukhsad loo baahan yahay (help)).  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: