Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Boga "UNICRI" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute
Emblem of the United Nations.svg
Loo soo gaabiyo UNICRI
Samaysmay 1969
Nooca Machad Cilmibaadhis
Sharciga Shaqaysa hada
Fadhiga Turin, Talyaaniga
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Website unicri.it

Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute, loo soo gaabiyo: UNICRI) waa xubin ka mid ah shanta Cilmibaadhis iyo Machad Tababar ee Qaramada Midoobay kaasi oo bulshada caalamku aasaastay sanadkii 1968 si uu ugargaaro ilaalinta dambiyada iyo maxkamadaynta falalka dambi.

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sanadkii 1965, waxa fikrada dhisitaanka machad baadha dembiyada caalami keenay Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada (ECOSOC) si loo helo xarun hoostimaada Qaramada Midoobay.


Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: