Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay UNICRI)
- Boga "UNICRI" halkan ayaa laga soo toosiyay.
| Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute | |
Fadhiga ururka UNICRI | |
| Loo soo gaabiyo | UNICRI |
|---|---|
| Samaysmay | 1969 |
| Nooca | Machad Cilmibaadhis |
| Sharciga | Shaqaysa hada |
| Fadhiga | Turin, Talyaaniga |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
| Website | unicri.it |
Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute, loo soo gaabiyo: UNICRI) waa xubin ka mid ah shanta Cilmibaadhis iyo Machad Tababar ee Qaramada Midoobay kaasi oo bulshada caalamku aasaastay sanadkii 1968 si uu ugargaaro ilaalinta dambiyada iyo maxkamadaynta falalka dambi.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sanadkii 1965, waxa fikrada dhisitaanka machad baadha dembiyada caalami keenay Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada (ECOSOC) si loo helo xarun hoostimaada Qaramada Midoobay.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ku saabsan Qaramada Midoobay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- UNICRI website Archived Jannaayo 13, 2016 // Wayback Machine
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
