Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
"Boga "GDBQM" iyo "ECOSOC" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay
United Nations Economic and Social Council

Conseil économique et social des Nations unies (Af-Faransiis)
Emblem of the United Nations.svg
United Nations Economic and Social Council chamber New York City 2.JPG
Fadhiga Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada QM. Xarunta Qaramada Midoobay, New York
Loo soo gaabiyo ECOSOC
CESNU
Samaysmay 1945
Nooca Xubin Sare (madaxda)
Sharciga Hada shaqaysa
Hogaanka

Madaxweynaha ECOSOC
2015:

Koonfur Kuuriya Oh Joon[1]
Ururka leh
Qaramad Midoobay
Website www.un.org/en/ecosoc
Qaraarkii ECOSOC 2007/25: ku taageeraysay talaaboyinka dowladaha madaxa banaan.

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Economic and Social Council; Af-Carabi: المجلس الاقتصادي والاجتماعي للأمم المتحدة) (loo soo gaabiyo: ECOSOC) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay. Sidoo kale hayadani waxay ka masuul tagay iskuxidhka iyo maamulida dhaqaalaha, bulshada iyo wixii la xidhiidha ee 14 hay'ado wakiilo khaas u ah Qaramada Midoobay.

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay wuxuu leeyahay 54 xubnood; kuwaasi oo yeesha hal kulan oo afar todobaad ah bisha Luuliyo halmar sanadkii si ay ugu arimiyaan howlaga loo igmaday.

Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "ECOSOC: President: Welcome". United Nations. Retrieved 2015-08-18. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: