Jump to content

Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka

Ka Wikipedia
Boga "WIPO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka
World Intellectual Property Organization
Organisation mondiale de la propriété intellectuelle (Af-Faransiis)
xarunta sare WIPO ee Jeniifa
Loo soo gaabiyoWIPO, OMPI
SamaysmayLuulyo 14, 1967
NoocaWakiil khaas
SharcigaShaqaysa hasa
FadhigaJeniifa, Switzerland
Hogaanka
Gudoomiyaha WIPO Francis Gurry
Websitewww.wipo.int
xubnaha WIPO
  Xubanaha
  Wadanada aan xubin ahayn
xarunta sare WIPO headquarters, Jeniifa.
Gudoomiyaha WIPO Francis Gurry 2011

Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka (Af Ingiriis : World Intellectual Property Organization, loo soo gaabiyo: WIPO; Af Carabi: المنظمة العالمية للملكية الفكرية) waa xubin ka mid ah 17ka wakiil khaas ee gaarka u ah Ururka Qaramada Midoobay.

Ururka WIPO waxaa la aasaasay sanadkii 1967 "si uu u dhiirigeliyo dhaqdhaqaaqa wax-abuuris, taageero garaadka fiican ee waxku soo kordhin kara dhamaan caalamka."[1]

Wakhti xaadirkan waxaa ururka WIPO xubin rasmi ah ka ah 188 wadan,[2] waxayna maamushaa 26 heshiis oo caalami ah,[3] waxaana xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland.

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Convention Establishing the World Intellectual Property Organization signed at Stockholm on July 14, 1967, Preamble, second paragraph". Wipo.int. Archived from the original on Bisha Shanaad 11, 2012. Retrieved Bisha Tobnaad 6, 2015. {{cite web}}: Check date values in: |access-date= and |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. WIPO. "List of members states of WIPO". Wipo.int. Retrieved 2014-12-20.
  3. WIPO. "Treaties administered by WIPO - Consulted June 26, 2013". Wipo.int. Retrieved 2013-10-18.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: