Caqli
- Kani waa maqaal ku saabsan caqliga.
- Boga "Garaad" halkan aya laga soo toosiyay
Caqli (Af-Ingiriis: intelligence; Af-Carabi: ذكاء) waxaa loo sharaxay noocyo badan kuwaasi waxaa sal u ah in caqligu yahay tayada qof ee fahanka, garaadka, xalinta, xasuusta, ogaanshaha, helitaanka, taxadirka, xidhiidhka, wax-barashada, dareenka, qorshaynta, abuurida iyo xalinta dhibaatooyinka.
Waxa laga yaabaa ineey qodobada lagu sharaxo caqligu ka badan yahay intani, laakiin guud ahaan dadka iyo xayawaanku weey ku kala duwan yihiin qodobadaas aan kor kusoo sheegnay.
Caqligu wuxuu ka mid yahay mowduucyada ugu badan ee aadka loo darso maanta, sidaas ay tahay weli ma jiraan isku afgarasho caalami ah oo ku saabsan qodobkaasi. Sidoo kale waxaa la darsaa caqliga xayawaanka; waxaa iyadna jirta Caqliyeda Khiyaaliga oo ah aaladaha dadku sameeyeen sida softwareka, koombuyuterka iwm.
Qoraalka gudaha oo kooban
Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Horjeeda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- APA Task Force Examines the Knowns and Unknowns of Intelligence - American Psychologist, February 1996
- The cognitive-psychology approach vs. psychometric approach to intelligence - American Scientist magazine
- History of Influences in the Development of Intelligence Theory and Testing
- The Limits of Intelligence: The laws of physics may well prevent the human brain from evolving into an ever more powerful thinking machine
- A Collection of Definitions of Intelligence
Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |