Garaad

Ka Wikipedia

Garaad waa hoggaamiyaha reer daraawiish oo ah beelweyn oo ka tirsan beelaha soomaaliyeed ee ugu faca weyn uguna taariikh dheer Afrika.

Garaadnimadu waa boqornimo lakala dhaxlo waxaana caan ku ah Beesha Si'iid Harti (reer darawiish).