Ururka Dalxiiska Dunida

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Boga "UNWTO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Dalxiiska Dunida
Ururka Dalxiiska Dunida
World Tourism Organization
Emblem of the United Nations.svg
Loo soo gaabiyo UNWTO
Samaysmay 1957
Nooca Hayad khaas
Sharciga Shaqaysa hada
Fadhiga Madrid, Isbayn
Hogaanka
Taleb Rifai (Jordan)
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Website UNWTO website

Ururka Dalxiiska Dunida (Af Ingiriis : World Tourism Organization; Af carabi: منظمة السياحة العالمية; loo soo gaabiyo UNWTO) waa wakiilka u qaabilsan Qaramada Midoobay dhiirigelinta iyo ka shaqaynta sidii walba u heli lahaa dalxiis amaan ah, masuuliyad leh oo qof walba awoodo. Ururkan WTO waa wakiilka ugu horeeya ee faraha kula jira arimaha dalxiiska caalamka dhan kaasi oo looga dambeeyo warbixin, talosiin, taageero xaga farsamada iyo tabobaro caalami ah.

Sidoo kale ururku wuxuu xooga saara sidi bulshada caalamku isfahan guud u yeelan lahayd, kaasi oo sahli kara (waa sida ururku aaminsan yahay e) in isdhaxgal dhaqan iyo dhaqaale yimaado.[1]

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://ethics.unwto.org/. World Tourism Organization http://ethics.unwto.org/en/content/global-code-ethics-tourism. Soo qaatay 17 December 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin); Link dheeraad |website= (caawin)
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: