Gudida Sare Qoxootiga Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan hayada qoxootiga QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin "UNHRC"
"Boga "UNHCR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Gudida Sare Qoxootiga Qaramada Midoobay

Gudida Sare Qoxootiga
United Nations High Commissioner for Refugees

Haut Commissariat des Nations unies pour les réfugiés (Af-Faransiis)
Emblem of the United Nations.svg
Loo soo gaabiyo UNHCR
HCR
Samaysmay 01950-12-1414 Diseembar 1950
Sharciga Shaqaynaysa hada
Hogaanka
António Guterres
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Website UNHCR.org

Gudida Sare Qoxootiga Aduunka ee Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations High Commissioner for Refugees, loo soo gaabiyo: (UNHCR); Af-Carabi: المفوضية العليا للأمم المتحدة لشؤون اللاجئين) sidoo kale loo yaqaano Wakaalada Qoxootiga QM, waa xubin ka tirsan wakaaladaha khaaska ee Ururka Qaramada Midoobay taasi oo shaqadeedu tahay ineey difaacdo iyo caawiso qoxootiga meel kasta ooy joogaan, ayadoo tixgelinaysa codsiga dowlad ama Qaramada Midoobay lafteeda. Hayadani waxay qoxootiga ka caawisaa dib u dejinta, taageerida nolosha barakacayaasha, badbaadinta dadka halista ku jira, dejinta qoxooti wadan kale iyo u raadinta magangelyo.

Hayada Qoxootiga Aduunka waxaa u saldhig ah magaalada Janiifa, wadanka Iswiserland waxayna xafiisyo muhiim ah ku leedahay dhamaan qaaradaha aduunka. Sidoo kale hayadani waxay ka tirsan tahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay.[1] Wakhtiyadii 1954 iyo 1981 hayada UNHCR waxay tiraba labo jeer ku guuleysatey abaalmarinta Nobel Peace Prize.[2]

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

UNHCR



Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. UNDG Members. Undg.org. Retrieved on 2013-07-12.
  2. "Nobel Laureates Facts – Organizations". Nobel Foundation. Retrieved 2009-10-13.