Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "UNEP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay
Barnaamijka Deegaanka Qaramada Midoobay
United Nations Environment Programme (UNEP)
Emblem of the United Nations.svg
200px
Loo soo gaabiyo UNEP
Samaysmay 01972-06-055 Juun 1972
Nooca Barnaamij
Sharciga Shaqaysa hada
Fadhiga Nayroobi, Kenya
Hogaanka
Achim Steiner
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Website www.UNEP.org

Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Environment Programme, loo soo gaabiyo: UNEP; Af-Carabi: برنامج الأمم المتحدة للبيئة) waa wakiilka Ururka Qaramada Miboobay u qaabilsan daryeelka iyo ilaalinta deegaanka kaasi oo daba socda dhaqdhaqaaqa iyo isbedelka dad-sameega ah ee ku yimaada deegaanka. Ururkan waxaa fadhi u ah caasimada Nayroobi ee wadanka Kiinya.

Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: