Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay UNEP)
- Boga "UNEP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
| Barnaamijka Deegaanka Qaramada Midoobay United Nations Environment Programme (UNEP) | |
| Loo soo gaabiyo | UNEP |
|---|---|
| Samaysmay | 5 Juun 1972 |
| Nooca | Barnaamij |
| Sharciga | Shaqaysa hada |
| Fadhiga | Nayroobi, Kenya
|
Hogaanka | Inger Andersen Denmark |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
| Website | www.UNEP.org |
Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Environment Programme, loo soo gaabiyo: UNEP; Af Carabi: برنامج الأمم المتحدة للبيئة) waa wakiilka Ururka Qaramada Miboobay u qaabilsan daryeelka iyo ilaalinta deegaanka kaasi oo daba socda dhaqdhaqaaqa iyo isbedelka dad-sameega ah ee ku yimaada deegaanka. Ururkan waxaa fadhi u ah caasimada Nayroobi ee wadanka Kiinya.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- www.UNEP.org websiteka ururka
- websiteka Qaramada Midoobay
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
