Ururka Dalxiiska Dunida

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay UNWTO)
Boga "UNWTO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Dalxiiska Dunida
Ururka Dalxiiska Dunida
World Tourism Organization
Loo soo gaabiyoUNWTO
Samaysmay1957
NoocaHayad khaas
SharcigaShaqaysa hada
FadhigaMadrid, Isbayn
Hogaanka
Taleb Rifai (Jordan)
Ururka leh
Qaramada Midoobay
WebsiteUNWTO website

Ururka Dalxiiska Dunida (Af Ingiriis : World Tourism Organization; Af Carabi : ar‎; loo soo gaabiyo UNWTO) waa wakiilka u qaabilsan Qaramada Midoobay dhiirigelinta iyo ka shaqaynta sidii walba u heli lahaa dalxiis amaan ah, masuuliyad leh oo qof walba awoodo. Ururkan WTO waa wakiilka ugu horeeya ee faraha kula jira arimaha dalxiiska caalamka dhan kaasi oo looga dambeeyo warbixin, talosiin, taageero xaga farsamada iyo tabobaro caalami ah.

Sidoo kale ururku wuxuu xooga saara sidi bulshada caalamku isfahan guud u yeelan lahayd, kaasi oo sahli kara (waa sida ururku aaminsan yahay e) in isdhaxgal dhaqan iyo dhaqaale yimaado.[1]

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". http://ethics.unwto.org/. World Tourism Organization. Waxaa laga kaydiyay the original 14 July 2017. Soo qaatay 17 December 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Link dheeraad |website= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: