Template talk:Qaramada Midoobay

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Magacyo Gaabsan[wax ka badal xogta]

Magacyada La Soo Gaabiyay iyo
Kuwa Udhigma Af-Soomaali

Qaramda Midoobay: QM (UN, UNO); Golaha Amniga QM: GAQM (UNSC); Golaha Sare QM: GSQM (UNGA); Barnamijka Cuntada Aduunka: BCA (WFP); Ururka Caafimaadka Aduunka: UCA (WHO); Bankiga Aduunka: BA (WBG); UNESCO; UNESCO; Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada QM: GDBQM; Ururka Cuntada iyo Dalaga: FAO; ICAO; Ururka Shaqaalaha Aduunka: ILO; IAEA; UNDP; UNHCR; Golaha Kalsoonida QM: GKQM; UNICEF; Maxkamada Cadaalada Caalamiga: MCC; Golaha Xoghaynta QM: GXQM; Ururka Badaha Aduunka IMO; Xarunta Ganacsiga Aduunka ITC; Shirka Ganacsiga iyo Horumarka UNCTAD; Golaha Kalsoonida QM GKQM; Iskuxidhka Dowladaha Isbedelka Cimilada IPCC; Waaxda Sharciga Ganacsiga Caalamiga QM: UNCITAL; Maalgelinta Horumarka Sare QM: UNCDF; Ururka Sadaasha Hawada Aduunka: WMO; Kooxda Horumarka QM: UNDG; Waaxda Warbixinta Bulshada QM: UNDPI; Barnamijka Deegaanka QM: UNEP; Habka Caawinta Horumarka QM: UNDAF; Maalgelinta Lamaane Caalamiga QM: UNFIP; Maalgelinta Dadka ee QM: UNPF; Barnaamijka Deegaanka Dadka ee QM: UN-HABITAT; Xafiiska Gudiga Sate Xuquuqda Dadka QM: OHCHR; Golaha Xuquuqda Aadamaha QM: UNHRC; Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada QM: UNICRI; Machadka Cilmibaadhista iyo Hubkadhigista QM: UNIDIR; Machadka Cilmibaadhista iyo Tabobarka QM: UNITAR; Ururka Badaha QM: UN-OCEANS; Ururka Mulkiyada Garaadka: WIPO; Haweenka QM: UN-Women; Ururka Dalxiiska Aduunka: UNWTO;