Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay UNITAR)
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "UNITAR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay
Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay
United Nations Institute for Training and Research
Emblem of the United Nations.svg
250px
Loo soo gaabiyo UNITAR
Samaysmay 1963
Nooca Machad Cilmibaadhis QM
Sharciga Shaqaysa hada
Fadhiga Jeniifa
Hogaanka
Agaasimaha Sare:
Sally Fegan-Wyles[1]
Website www.unitar.org

Machadka Cilmibaadhista iyo Tababarka Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Institute for Training and Research, loo soo gaabiyo: UNITAR) ururkan waxaa la aasaasay sanadkii 1963 ka dib markii Sharciga Golaha Sare Qaramada Midoobay la ansixiyey, kaasi oo dhigayay in ururka QM iyo wakiiladiisa ineey helaan ilo warbixino iyo cilmibaadhis lagu kalsoon yahay oo ku saabsan xaqiiqada[2]".


Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "The Executive Director". UNITAR. 
  2. Warbixinta"UNITAR Statute" (PDF). UNITAR. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: