Wadanada Xubnaha Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xubnaha Qaramada Midoobay)
A political map of the world with all territories shaded blue to denote United Nations membership, except Antarctica, the Palestinian territories, the Vatican, and Western Sahara, which are grey

|Maabka wadanada xubinta ka ah Qaramada Midoobay iyo wadanada QM u aqoonsan tahay wadan (midabka buluuga[1]]]

Calamaanta wadanaxa xubinta ka ah QM.

Waxaa jira 193 Wadan oo xubin ka ah Ururka Qaramada Midoobay kuwaasi oo mid kasta xubin ka yahay Golaha Sare Qaramada Midoobay.[2]

Ka mid noqoshada Qaramada Midoobay waxaa si fiican u sharaxaya Qodobka 4aad ee Dastuurka Qaramada Midoobay:[3]

  1. Ka mid noqoshada Qaramada Midoobay waa mid u furan dhamaan dowladaha jecel nabada marka laga reebo kuwa uu dasturku ka reebay, ayadoo la tixraacayo xukunka ururka.
  2. Codsiga ka mid noqoshada Qaramada Midoobay waxaa go'aan ka gaadhi kara Golaha Sare oo la tashanaya Golaha Amniga.

Warbixin taageero leh oo ka timaada Golaha Amnigu waxay u baahan tahay in xubnaha golahaasi codeeyaan taasi oo ugu yaraan sagaal xubnood ogolaansho bixiyaan; kuwaasi oo aanay ku jirin Shanta Xubin ee joogtada ah. Ka dib, ogolaanshaha Golaha Amniga waa ineey ansixiyaan Golaha Sare, kuwaasi oo ugu yaraan labo meelood sadex meelood (2/3) codeeyaan ogolaansho.[4]

Sida saxda ah waxaa Qaramada Midoobay xubin ka noqon kara wadanada xorta ah oo kaliya, maantana dhamaan xubnuhu waa kuwo madax banaan.[5]

Xubnihii Lagu Bilaabay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maabka wadanada hada xubinta ka ah QM iyo taariikhd ku soo biireen.[6]
  1945 (xubnihii ugu horeeyay)
  1946–1959
  1960–1989
  1990–wakhti xaadirkan (hada)
  wadanada aan xubinta ahayn

Taariikh ahaan Qaramada Midoobay waxaa la aasaasay 24 Oktobat 1945 ka dib markii shanta Wadax ee Xubinta joogtada ah isku afgarteen Dastuurka Qaramada Midoobay. Wadanadaasi aasaaska ka qeyb qaatay waxay kala yihiin Shiinaha, Faransiiska, Ruushka, Boqortooyada Ingiriiska, iyo Maraykanka.[7]

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. (PDF). United Nations http://www.un.org/Depts/Cartographic/map/profile/world.pdf.  Maqan ama ebar |title= (caawin) Waxaa jira deegaano Qaramada Midoobay aqoonsi siinin isla markaana faraha kula jirto maamulkooda ama korka kala socoto. Kuwaas waxaa ka mid ah: Caasimada Fatikan, Deegaanada Falastiin, Galbeedka Saxaraha, iyo Antarktika. Territories of states not recognized by the UN are not excluded due to the UN's position that they are part of some UN member state, including, for example, the territories governed by the Republic of China (Taiwan and other smaller islands), as the UN members voted to consider the People's Republic of China as the only lawful representative of China at the UN and the UN chooses not to question its claim that Taiwan is part of China.
  2. . United Nations http://www.un.org/depts/dhl/unms/whatisms.shtml.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . United Nations http://www.un.org/en/documents/charter/chapter2.shtml.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. . United Nations http://www.un.org/en/members/about.shtml.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Toeplar, Stefan (2009). p. 114.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . United Nations http://www.un.org/en/members/growth.shtml.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. . United Nations http://www.un.org/aboutun/unhistory/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: