Golaha Sare Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan Golaha ugu sareeya QM. Bogag kale fiiri "Qaramada Midoobay". Boga "GSQM" halkan ayaa laga soo toosiyay
Golaha Sare Qaramada Midoobay

Golaha Sare Qaramada Midoobay
United Nations General Assembly
الجمعية العامة للأمم المتحدة (Carabi)
联合国大会 (Shiineys)
Assemblée générale des Nations unies (Faransiis)
Генера́льная Ассамбле́я ООН (Ruush)

Asamblea General de las Naciones Unidas (Isbaanish)
Emblem of the United Nations.svg
UN General Assembly hall.jpg
Hoolka Golaha Sare Qaramada Midoobay Xarunta Sare QM, New York
Loo soo gaabiyo
  • GA
  • UNGA
  • AG
Samaysmay 1945
Nooca Xubin sare (madaxda)
Sharciga Hada shaqaysa
Hogaanka
Madaxweynaha: Mogens Lykketoft
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Website www.un.org/ga
Xubinimada iyo Ka Qeybqaadashada

Labo qoraal oo sharaxaya xubinimada iyo ka qeyb qaadashada shaqada Golaha Sare, fiiri:

Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations General Assembly; Af-Carabi: الجمعية العامة للأمم المتحدة) (sida badan loo soo gaabiyo UNGA ama GA) waa xubin ka mid ah Lixda Xubnood Qaramada Midoobay iyo meesha kali ah ee dhamaan xubnaha Qaramada Midoobay ku leeyihiin wakiilo (dad matala).

Golahani wuxuu awood u leeyahay inuu xaqiijiyo kharashka ku shaqeeyso Qaramada Midoobay, u magaaco xubin aan joogto ahayn Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ka helo warbixin dhamaan xubnaha, wakiilada, hayadaha iyo ururada Qaramada Midoobay isla markaana amar iyo talobixin siiyo ururadaasi.[1]


Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: