U bood nuxurka

Madaxweyne Golaha Sare Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Madaxweyne Qaramada Midoobay)
Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay madaxda Golaha Sare QM. Haku khaldin Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis: President of the United Nations General Assembly) waa jago (boos) loo codeeyo qofka noqonaya madaxa sare ee Golaha Sare ee Qaramada Midoobay taasi oo dhacda halmar sanad kasta. Madaxweynaha la doorto wuxuu ka shaqeeyaa arimaha Golaha Sare oo kali ah. Wakhti xaadirkan (2026) waxaa madaxweyne u ah Golaha Sare ' oo dhashay wadanka MaKhalilur Rahmanldive. Mudane Khalilur Rahman wuxuu ku soo baxay kalafadhigii codaynta madaxnimo ee 81aad, waxaana xafiiska lagu wareejiyay 8 Sebteember, 2026.[1]

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "President Ashe meets with H.E. Mr. Mogens Lykketoft, Speaker of the Parliament of Denmark". Un.org. June 23, 26014. Retrieved December 18, 2014. {{cite news}}: Check date values in: |date= (help)