2021

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

BEESHA WA’ADEERRE Beesha Waadeere Tigaale Waa Beel Kamid Ah Beelaha Soomaaliyeed Ee Ku Abtirsada Beel weeynta HAWIYE. Waana Sidaan Abtirkeedu: Waadeere Tigaale, MoolKaal, jibidda, Gugundhabo, Hawiye, irir, Samaalle. Beesha Waadeerre Tigaale Waxa Ay Deegaan Ku Tahay Inta Badan Dhulka Soomaalida Si La Mid Ah Beelaha Kale, Balse Waxa Ay Si Rasmi ah U Degtaa Deegaanno Badan Oo Katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe isla Markaana Hoos Yimaada Magaalada JOWHAR Ee Caasimadda Gobolka Shabeellaha Dhexe, Deegaannadaas Ay Beeshu Degto Waxaa Ka mid Ah: 1- Raamo, 2-Mooro-Guud, 3-Garasleey, 4-Ban-Gorayo, 5-Buulo-Mudul, 6-Buulo-Banaan, 7-Waraaboole, 8-Doon-Bilaash 9-Dugsiiloow iyo Deegaanno Kale oo an Halkaan Ku Xusneen. Beesha WaadeerreTigaale Waxa Ay U Kala Baxdaa Sida Soo Socota: 1- MAHAD-SHEEY ROOBDOONE---2 -MAHAD WAAQ ROOBDOONE—-------3 -MARA CADDE ROOBDOONE. 1- MahadShey Roob-Doone: Magaca Kale Ee Looya qaana Jilibkan Ayaa Ah Jiroow Diin Maale Oo U sii Kala Baxo Laba Laf Oo Kala ah: 1-- Cumar Jiroow, 2-Maxamed Jiroow. 2- Mahad Waaq Roob-Doone: Waxaa uu Usii Kala Baxaa Labo Laf OO Kala Ah:


Odi-Weyn Mahad Waaq Oo Loo Yaqaano (IIDLE NUUR)


Dayad Mahad Waaq oo Loo Yaqaano (SUBEEYR SAALAX).


Odi Weyn Mahad Waaq oo looyaqaana (IIDLE NUUR) Waxaa uu u Kala Baxaa Sidaan: 1 ABIIKAR IIDLE, 2 CALI IIDLE, 3 SOOMANE IIDLE.

ABIIKAR IIDLE AYAA USII KALABAXO 4: 1- Axmad Abiikar. 2- Ibraahim Abiikar. 3- Kulmiye Abiikar. 4- Xasan Abiikar. Sidoo Kale Cali iidle Ayaa U Kala Baxa 2 oo Kala Ah: 1- Maxamuud Cali. 2- Axmad cali. Oo isna u sii kala Baxa: 1-Dhaayoow Axmad 2- Aamin Axmad 3- Muuse Axmad 4-Caalin Axmad 5-Xassan Axmad 6-Diini Axmad. Sidoo Kale Soomane Iidle Ayaa u kala Baxa 2 oo Kala Ah: 1- Rooble Soomane. 2- Maxamad Soomane.


Dayad Mahad Waaq Oo Loo Yaqaano ( Subeeyr Saalax ) oo AH Ina MAHAD-WAAQ Ayaa asna U Kala Baxa 2 Jilib oo Waa Weeyn oo Kala Ah:

1-MUUMIN SUBEEYR Oo Loo Yaqaano ( Cifaaf Yaroow) oo u kala baxa 3{ CABDI CIFAAF, MAXAMED CIFAAF, XASAN CIFAAF}. 2-MAXAMUUD SUBEEYR oo loo Yaqaano ( XASAN SAMOOW) Waxaayna u Kala Baxaan Sidaan 4 {1 Maxamed Xasan, 2 Cismaan Xasan, 3 Maxamuud Xasan, Iyo 4 Nuur Xasan oo Loo Yaqaana “NUUR CADDE” Ama Sida Dadka Qaar U Yaqaanaan “Maxamed Nuur Cadde”}.

3- Mara Cade Roob Doone: Waxa uu Ku Dhex Dhaqan yahay oo uu la dagaa Beesha Raxan-Weeyn.

Waadeere tigaale waa beel weeyn oo kamid ah Beelaha soomaalida waxaana  ay leeyihiin dad Aqoon Yahan ah Culama iyo siyaasiin iyo nabadoono iyo abwaanno.

Waadeere, Waadeerre, Wadeere, Wadere, Wa’adere, Waderre WAADEERE, WAADEERRE, Wa Adeere, WaAdeere .