Bariga Timor

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Flag of East Timor.svg

Bariga Timor waa wadan oo bariga kaga dhegan jasiirada Timor, waxeena ku yaalaan qaarada Aasiya. wadanka waxoo u dhaxeeyaa Indonesia iyo Australia. wadankaan markiisa hore waxaa soo gumeesan jiray bortuqiiska ku dhawaan 400 oo sano, ka dibneh waxaa qabsatay ciidanka indonesia oo heestay ilaa 25sano, wadanka waxoo xurnimada qaatay, taariikhda marka ee eheed 2002da