Indunisiya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Indonesia)
Jump to navigation Jump to search
Jamhuuriyada Indunisiya
Republik Indonesia
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Jakarta
6°10.5′S 106°49.7′E / 6.1750°S 106.8283°E / -6.1750; 106.8283
Luqadaha rasmiga ah Af-Indunisi
Baaxad
 -  Land 1,904,569 km2 (15th)
735,358 sq mi 
 -  Water (%) 4.85
Tirada dadka
 -  2020 Tirakoob 268,624,363[1] (4th)
 -  Mugga Dadka auto/km2 (84th)
322.87/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2013 qiyaastii
 -  Guud ahaan $1.285 trillion[1] (15th)
 -  Qof qof $5,182[1] (124th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2022 estimate
 -  Guud ahaan $1.267.468 Trillion[1] (16th)
 -  Calaa qof $3,499[1] (115th)
Qaybsiga (2022)35.6[2] (medium)
Kobaca (2019)Green Arrow Up Darker.svg 0.707[3] (high / 113st)
Lacagta Rupiah (Rp) (IDR)
Waqtiga various (UTC+7 to +9)
Wadista Baabuurta left
Furaha telka +62
Furaha Internetka .id

Jamhuuriyada Indunisiya, (id: Indonesia, Ingiriisi: Republic of Indonesia) waa dawlad kutaala Koonfur Bariga Aasiya, waana Dawladda ugu weyn dalalka Islaamka marka la eego xaga dadka ama tirada dadka, laakiin dastuurka Indunisiya. Ma lagu qorin ama lagu darin Dastuurka Indunisiya in diinta Islaamka ay tahay Diinta Dalka waxayna macneheedu tahay Dalku waa Cilmaani sida dalalka Cilmaaniga ah ee "Afartanka Afar" dalal ee Yurub [4] iyo labada Qaaradood Ameerika da "Thirty Five" dalal ah.!!~


Deegaanka Indunisiya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Guriga Baarlamaanka Indunisiya, Jakarta.

X

wadankani waxa uu ka koobanyahay 33 gobol.waxa ayna u kala baxaan sidan..

Demografi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maamul hoosaadyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxa jirta indunisiya gobolo haysta maamul hoosaad oo aan lamid ahayn gobalada kale kuwana waxaa kamida.Aceh Yogyakarta matalan goboladaas haysta ismaamul hoosaadka waxa ay xaq u leeyihiin in wixii ku saabsan qaanuunka lagu dhameeyo gudaha gobolka iyada oo aan caasimada waxba looga bahan. Indonisiya waa dal wayn waxa uu ka koobanyahay in ku dhaw 2000' oo jasiiradood sanadii 2002 waxa dalka ka goay gobolka la odhan jiray taymuurta bari. oo hadeer dawld ah.

Madaxdii Indunisiya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Indunisiya kadib markii ay madax banaanida qaadatay waxa xukumay oo talada wadanka qabtay ahaana madaxwaynihii ugu horeeyay.axmad sokarno.waxa axmad sookaarno ku xigay oo wadanka waxnbadan xukumay.cali soharto.oo xukumay indoniisa mudo ku dhaw afartan sano ilaa xukunka laga tuuray sanadii 1998.kadib waxaa talada qabtay masaxwayne.cabdi raxmaan waxiid .waxaa kale oo iyana madaxwayne kanoqatay wadankaas gabadh uu dhalay madaxwaynihii ugu horeeyay ee wadankaas oo magaceedu yahay.miigawaati sokarnio buturi.hada waxaa madaxwayne ka ah wiiwido banban yoodayoono.

Sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 1.4 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/02/weodata/weorept.aspx?pr.x=70&pr.y=2&sy=2013&ey=2013&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=536&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay 27 October 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. Soo qaatay 2 March 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 5 November 2011. Soo qaatay 27 April 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. https://www.worldometers.info/geography/how-many-countries-in-europe/
  5. https://www.worldometers.info/geography/how-many-countries-in-northern-america/