Hayti

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Haiti)
Republic of Haiti
Hal ku dheg: 
"Liberté, égalité, fraternité" (Faransiis)[1]
"Libète, Egalite, Fratènite"  (Heeytiyaan Karawle)
"Liberty, Equality, Fraternity"
Motto on traditional coat of arms:
"L'union fait la force" (Faransiis)
"Inite se fòs"  (Heeytiyaan Karawle)[2]
"Union makes strength"
Heesta qaranka: La Dessalinienne  (Faransiis)
Desalinyèn  (Heeytiyaan Karawle)
"The Dessalines Song"
Location of Haiti
Location of Haiti
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Port-au-Prince
Luqadaha rasmiga ah
Qaybaha qoomiyedaha 95% Afro-Haitian
5% Mulatto and white
Dadka Haitian
Xukunka Unitary semi-presidential republic
 -  President Claude Joseph
 -  Prime Minister Ariel Henry
Sharci dejinta Parliament
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose Chamber of Deputies
Independence from France
 -  Declared January 1, 1804 
 -  Recognized April 17, 1825 
 -  First Empire September 22, 1804 
 -  Southern Republic March 9, 1806 
 -  Northern State October 17, 1806 
 -  Kingdom March 28, 1811 
 -  Unification of Hispaniola February 9, 1822 
 -  Dissolution February 27, 1844 
 -  Second Empire August 26, 1849 
 -  Republic January 15, 1859 
 -  Current constitution March 29, 1987 
Baaxad
 -  Guud ahaan 27,750 km2 (143rd)
10,714 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.7
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 11,447,569[3][4] (85th)
 -  Mugga Dadka 382/km2 (32nd)
989.7/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2017 qiyaastii
 -  Guud ahaan $19.979 billion[5] (144th)
 -  Qof qof $1,819[5] (174th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2017 estimate
 -  Guud ahaan $7.897 billion[5] (139th)
 -  Calaa qof $719[5] (172nd)
Qaybsiga (2012)60.8[6] (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.493[7] (low / 163rd)
Lacagta Haitian gourde (G) (HTG)
Waqtiga EST (UTC−5)
 -  Xagaa (DST) EDT (UTC-4)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +509
Furaha Internetka .ht

Haiti Dalka jamhuuryada Haiti (Republic of Haiti). Dalka Haiti waxa uu kamid yahahay wadamada Caribbean-ka. Dalka Haiti waxa uu dhinaca bari xuduud kala wadaagaa dalka jamhuuriyada Dominican, sadexda jiho ee kalena waxa kaga teedsan bado. Dalka Haiti waxa uu ka kooban yahay dhulwayn oo ku dhagan jamhuuriyada Dominican iyo jasiirado baaxadoodo yartahay oo ku teedsan. Caasimada Dalka jamhuuryada Haiti waxa layidhaa Port-au-Prince waxana ay ku talaa bartamaha dalka. Dadka ku dhaqan magaalad caasimada ah ee Dalka jamhuuryada Haiti waxa lagu qiyaasaa (785,228) ruux, waana tirakoobkii laqaaday sanadkii 2010-kii.

Bedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bedka uu ku fadhiyo Dalka jamhuuryada Haiti waxa lagu qiyaasaa 10,714.33, (mayl laba jibaaran) oo una dhiganta 27,750.00 (kiiloo mitir laba jibaaran). Baaxda Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay ku dhowdahay bedka uu ku fadhiyo gobolka (Maryland) ee dalka Maraykanka.

Battle between Polish troops in French service and the Haitian rebels
Port-au-Prince

Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dadka ku dhaqan Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay tiradoodu kor u dhaaftaa 9.6milyan oo ruux. Note: Dalka jamhuuryada Haiti waxa ka jira dhiaabtooyin hortaagan korodhka dad ee deg dega ah, waxana kamid ah dhibaatooyinka ka jira dalka saamaynta cudurka AIDS-ka, oo sababay in hoos u dhac ku yimaado korodhka dadka, iyo caruurta da’doodu ka hoosayso 5-ta sano oo la kulma dhimasho badan (higher infant mortality and death rates), taas oo iyaduna ka qayb qaadata hoos u dhaca korodhka dadka. Dhibaataayinkaa ka jira Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay keeneen in saadaasha dadka reer Haiti ee sanadka 2050-ka, la saadaaliyo in ay noqon doonaan 11.8milyan oo ruux, tiradan oo ka badan tii 2010-kii ee dadka reer Haiti 2milyan iyo oo qudha.[8]

Afka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Luuqada faransiiska (French) ayaa ah luuqada koowaad ee Dalka jamhuuryada Haiti waxa kale oo lagaga hadlaa dalka luuqada Creole. Aqoonta: Dadka aqoonta leh ee Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay gaadhaan boqolkiiba 45.0%.

Bedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

diimaha ay kala haystaan dadka reer Haiti waxa kamid ah diinta kiristanka gaar ahaan madaahiibta Roman Catholic oo ay haystaan boqolkiiba 80%, halka Protestant-ka ay ka haysta boqolkiiba 16% iyaga oo usii kala baxa (Baptist 10%, Pentecostal 4%, Adventist 1%, other 1%), dadka bilaadiinta ah ee reer Haiti waa boqolkiiba 1%, dadka haysta diimaha kasoo hadhay kuwa aan soo xusnay waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 3%. Note: kala badh dadka ku dhaqan Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay ku dhaqmaan diinta Voodoo. Cimriga: Ragga u dhashay Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay da’doodu gaadhaa 47-sano, halka dumarka reer Haiti ay da’doodu ka gaadho 51-sano. Dawlada: Qaabka ay u shaqayso Dawladda dalka Haiti waa nidaamka dawada la doorto (Government Type elected government).

Lacagta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Lacagta laga isticmaalo dalka Haiti waxa layidhaa gourde (G). warshadaha: warshadaha dalka waxa lagu farsaameeyaa: sonkorta, dunta, daqiiqda iyo sibidhka. Dalxiiska: dalka Haiti waxa uu kamid yahay wadamada dhaca badhtamaha qaaradaha America gaar ahaa gobolka Carribian-ka ee ay ka jiraan goobaha loo dalxiiska tagaa.

Beeraha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beeraha Dalka jamhuuryada Haiti waxa laga beeraa Cooffeega, Maangada, sonkor-khaanta, Bariiska, Galayda, Hadhuudhka, iyo looxa. Dhulka la isticmaalo ee dalka waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 20%. Khayraadka: Khayraadka dabiiciga ah ee dalka waxa kamid ah Macaadiinta: bauxite, copper, calcium carbonate, marble, awooda biyaha lagaga dhaliyo tamarta ee (hydropower) iy dahabka.

Slaves rising up against masters
General Toussaint Louverture

waa wadan kaga dhagan dhinaca galbeedka jasiirada Hisbaniola ee Badda Karabiya, dhinaca bariga Kuuba. wadanka waxaa soo gumeestay Faransiiska, magaalo madaxda Haiti waa Bort-au-Brins. Haiti waa wadanka ugu faqiirsan Ameerika.QM sida ee sheegtay, wadanka waxaa ku badan tuugo iyo dhac, iyo mooryaan. Sixirka Voodoo waxoo ka imaaday asalkiisa hore wadanka Haiti.



















Dalalka Woqooyiga Ameerika Qaarada Woqooyiga Ameerika
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago
  1. . Haiti-reference.com http://www.haiti-reference.com/histoire/constitutions/const_1987.htm. Soo qaatay 24 July 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Haiti Observer http://www.haitiobserver.com/blog/tag/election/after-the-group-of-g8-now-come-g30-headed-by-louko-desir.html. Soo qaatay 28 January 2018.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/. Soo qaatay July 17, 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. population.un.org (XSLX) ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx. Soo qaatay July 17, 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. 5.0 5.1 5.2 5.3 "Nuqul Archive". International Monetary Fund. Waxaa laga kaydiyay the original 2021-01-20. Soo qaatay 2018-07-23.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  6. . The World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. Soo qaatay 21 November 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. (PDF). United Nations Development Programme http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 21 March 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. Earthquake in Haiti—Faith and Love in Action