Kosta Rika

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Costa Rica
Calanka Kosta Rika
LocationCostaRica.svg

Kosta Rika (Costa Rica) waa wadan ku yaala ameerikada dhexe waxa uu xuduudo la wadaaga laba wadan oo kala ah banama iyo wadanka nikragwa waxa uu dhanka waqooyi xuduud kala wadaagaa wadanka nikragwa dhanka koonfurna wadanka banama dhanka galbeed waxa uu xuduud ka leeyahay bada Badweynta Baasifik dhanka barina bada Badda Karabiya waxa qabsaday boqortooyadii isbayn sanadii 1563 waxa ay madaxbanaanida qaadatay sanadii 1821 kadib waxa gacanta ku dhigatay wadanka Meksiko waxa ay madax banaanidoodii kalasoo noqdee maksiko sanadii 1848 masaaxo ahaan dhulka ay ku fadhido dawlada costa rica waa 50700 klm dadka kunool tiradooda waxa lagu qiyaasaa 2066,000 kun oo qof caasimada wadankani waa magaalada Sankhose



Dadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Inta badan dadka kunool costarica waxa ay kasoo jeedaan wadanka isbayn waxa kale oo kunool xoogaa aan sidaas usiibadnayn oo ah dadka looyaqaano hindida cas


ciidanka qalabka sida[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

costa rica waxa ay ka mid tahay wadmada aan lahayn ciidamo malateri oo habaysan ciidanka wadankan waxa lakala diray sanadkii 1948.wadankani waa mid kamida wadamada soosaara muuska.

Dalalka Woqooyiga Ameerika Qaarada Woqooyiga Ameerika
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago