Dominican

Ka Wikipedia

Jamhuuriyadda Dominican (La República Dominicana) waa qayb ka mid ah Kariibiyaanka, oo ku taal qaybta waqooyi -bari. Waxay xuduud la leedahay Haiti dhanka galbeed (badda saddexda jiho ee kale. Waxay ka kooban tahay Jamhuuriyadda Dominican iyo jasiirado yaryar. Caasimadda Jamhuuriyadda Dominican waxaa la yiraahdaa Santo Domingo waxayna ku taallaa koonfurta dalka luuqadda rasmiga ah waa Isbaanish.