Fayraska faafa ee Korona 2019–20

Ka Wikipedia
Jooji Faafidda Jeermiska

Fayraska faafa ee Korona 2019–20 waa cudur la isku daarsado oo looyaqaan Covid-19. Cudurkaan waxa uu ku dhacaa habdhiska neefmareenka insaanka, wuxuuna wataa qufac iyo qandho[1][2], qofkii uu ku dhacaa neh oo mudo gaaban ku dili karo hadii difaaca jirkiisa liito.

Covid-19 wuxuu asal ahaan ka dilaacay suuq lagu magacaabo "wet market"[3], ama suuq qooyan, oo lagu iibiyo xayawaanada dhintay iyo kuwa nool ee magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha bishii diseembar 2019kii, wuxuuna ku faafay dalal badan oo caalamka ah.

Calaamadaha Cudurka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Calaamadaha fayraska karona waxaa ka mid ah qandho, qufac qalalan, daal, feero xanuunka, iyo neefsashada oo dhib ah.

Daalka faafa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Daalka faafa

Faafida


Zoom[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Zoom

tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]











  1. https://www.who.int/docs/default-source/coronaviruse/getting-workplace-ready-for-covid-19.pdf
  2. https://www.researchgate.net/publication/339515532_The_epidemiology_and_pathogenesis_of_coronavirus_disease_COVID-19_outbreak
  3. https://www.garoweonline.com/so/maqaalo/coronavirus-astaamaha-cudurka-halistiisa-habka-uu-ku-faafo-iyo-sida-looga-hortaggo