Wuhan

Ka Wikipedia

Wuhan (af shiinees 武漢) waa caasimada gobolka Hubei ee jamhuuriyadda shacbiga shiinaha. waa magaalada ugu dadka tirada badan gobolada dhexe ee shiinaha. waxaa degen dad lagu qiyaaso 11 milyan oo qof. Magaca wuhan wuxuu ka soo jeedaa asal ahaan sadax magaalo oo la isku dhihi jiray "sadaxda magaalo ee wuhan" (武汉三镇). magaalada waxaa dhaxmaro wabiga Yangtze.


taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]