Midowga Umadaha
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Midowga Wadanada)
Midowga Umadaha (Af Ingiriis : League of Nations; Af Carabi: عصبة الأمم) wuxuu ahaa urur caalami ah oo la aasaasay 10 Janaayo 1920 ka dib markii in badan oo wadanada caalamka ah shir ku galeen magaalada Baariis ee Faransiiska; si loo xaliyo colaadii Dagaalkii Koowaad ee Aduunka.
Midowga Umaduhu wuxuu ahaa ururkii ugu horeeyay ee bulshada caalamku samaysatay si loo ilaaliyo nabada aduunka.[1]
Guud ahaan ururkani waxaa bedelay Qaramada Midoobay sanadkii 1945 ka dib markuu dhamaaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ku saabsan Qaramada Midoobay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Midowga Wadanada website Archived Agoosto 1, 2015 // Wayback Machine
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Christian, Tomuschat (1995). The United Nations at Age Fifty: A Legal Perspective. Martinus Nijhoff LOLPublishers. p. 77. ISBN 9789041101457.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
