Midowga Umadaha

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Midowga Umadaha (Af-Ingiriis: League of Nations; Af-Carabi: عصبة الأمم) wuxuu ahaa urur caalami ah oo la aasaasay 10 Janaayo 1920 ka dib markii in badan oo wadanada caalamka ah shir ku galeen magaalada Baariis ee Faransiiska; si loo xaliyo colaadii Dagaalkii Koowaad ee Aduunka.

Midowga Umaduhu wuxuu ahaa ururkii ugu horeeyay ee bulshada caalamku samaysatay si loo ilaaliyo nabada aduunka.[1]

Guud ahaan ururkani waxaa bedelay Qaramada Midoobay sanadkii 1945 ka dib markuu dhamaaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka.

Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: