Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Boga "UNDG" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay
Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay
United Nations Development Group
Emblem of the United Nations.svg
UNDG.gif
Loo soo gaabiyo UNDG
Samaysmay 1997
Nooca Koox
Sharciga Shaqaysa hada
Hogaanka
Helen Clark
Ururka leh
ECOSOC
Website www.undg.org

Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Development Group, loo soo gaabiyo: UNDG) waa koox ka mid ah wakiilada Ururka Qaramada Midoobay taasi oo hoostegta Xafiiska Xoghaynta Qaramada Modoobay. Ururkan oo la aasaasay sanadkii 1997 ayaa hadafkiisu yahay inuu horumariyo iyo ka shaqeeyo horumarinta adeega Qaramada Midoobay u qabato wadanada caalamka.

Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: