Barnamijka Horumarka Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin "UNDPI"
"Boga "UNDP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnamijka Horumarka Qaramada Midoobay
Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay
United Nations Development Programme
Emblem of the United Nations.svg
Loo soo gaabiyo UNDP
Samaysmay 1965
Nooca Barnaamij QM
Sharciga Shaqaysa hada
Fadhiga

New York


(Deegaano Caalamiya)
Hogaanka
Helen Klark
Ururka leh
ECOSOC[1]
Website www.undp.org

Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Development Programme, loo soo gaabiyo: (UNDP); Af-Carabi: برنامج الأمم المتحدة الإنمائي) waa shabakada horumarka Ururka Qaramada Midoobay. Waxa fadhi u ah magaalada New York, wadanka Maraykanka; howlaha ugu muhiimsan ee hayada UNDP qabato waxaa ka mid ah u ololeynta isbedel waxtar leh iyo xidhiidhinta wadanada iyo aqoonta (sida horumarinta waxbarashada iyo aqoonta). Sidoo kale, hayadani waxay ka caawisaa wadanada iyo bulshooyinka ineey helaan waayoaragnimo aqooneed iyo kheyraadka lagu caawin karo dadka si eey horumar u gaadhaan. Waxay bixisaa siminaaro, tabobaro, aqoon korodhsi qurbaha ah (scholarship), agab teknooloji iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah.

Si kastaba ha ahaate, hayada UNDP waxay hoostagtaa gudida talada xafiiska Golaha Sare Qaramada Midoobay, kaasi oo ah xafiiska sadexaad ee ugu awooda badan Ururka Qaramada Midoobay, waxa ka horeeya kaliya Xoghayaha Guud iyo ku xigeenka Xoghayaha Guud.[2]



Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "Background Guide;: Executive board of the United Nations Development Programme (UNDP)" (PDF). UN-USA. Archived from the original (PDF) on 14 June 2007. Retrieved 13 December 2007.  (from internet archive)
  2. un.org
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: