Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka
(Waxaa laga soo toosiyay WIPO)
Jump to navigation
Jump to search
- Boga "WIPO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka | |
![]() | |
xarunta sare WIPO ee Jeniifa | |
Loo soo gaabiyo | WIPO, OMPI |
---|---|
Samaysmay | Luulyo 14, 1967 |
Nooca | Wakiil khaas |
Sharciga | Shaqaysa hasa |
Fadhiga | Jeniifa, Switzerland |
Hogaanka | Gudoomiyaha WIPO Francis Gurry |
Website | www.wipo.int |
File:WIPO members 2012.png
xubnaha WIPO
Xubanaha
Wadanada aan xubin ahayn
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka (Af-Ingiriis: World Intellectual Property Organization, loo soo gaabiyo: WIPO; Af-Carabi: المنظمة العالمية للملكية الفكرية) waa xubin ka mid ah 17ka wakiil khaas ee gaarka u ah Ururka Qaramada Midoobay.
Ururka WIPO waxaa la aasaasay sanadkii 1967 "si uu u dhiirigeliyo dhaqdhaqaaqa wax-abuuris, taageero garaadka fiican ee waxku soo kordhin kara dhamaan caalamka."[1]
Wakhti xaadirkan waxaa ururka WIPO xubin rasmi ah ka ah 188 wadan,[2] waxayna maamushaa 26 heshiis oo caalami ah,[3] waxaana xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland.
Qoraalka gudaha oo kooban
Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ "Convention Establishing the World Intellectual Property Organization signed at Stockholm on July 14, 1967, Preamble, second paragraph". Wipo.int.
- ↑ WIPO. "List of members states of WIPO". Wipo.int. Retrieved 2014-12-20.
- ↑ WIPO. "Treaties administered by WIPO - Consulted June 26, 2013". Wipo.int. Retrieved 2013-10-18.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |