Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay UNCDF)
Jump to navigation Jump to search
Boga "UNCDF" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay (, loo soo gaabiyo: UNCDF) waa wakiilka Ururka Qaramada Midoobay ee taageerida iyo hagida 48ka wadan ee ugu dhaqaalaha yar. Hay'adani waxay fursado dhaqaale u abuurtaa bulshooyinka faqiirka ah si ay u helaan maalgashi iyo horumar koboca dhaqaalaha ah.

Inta ugu badan ururka UNCDF waxay diirada saartaa wadanada Afrika iyo kuwa faqiirka ah ee qaarada Aasiya; khaas ahaan wadanada ay aafeeyeen dagaalada iyo colaada.

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: