Qurbajoog

Ka Wikipedia

Qurbajoog (gariig ahaan διασπορά), Diaspero, halkudheg loogu yeero meelo ay joogaan dadyoow soo-galooti ah kana yimid dalalkooda meelo kala gadisan ee adduunka ka mid ah si ay u noqdaan kuwa ku kala firirsan si koxkooxo ah kala fogfog, kana wada shaqaynaya dhexdooda habab kala duwan sida ay ugu laaban lahaayeen dalalkooda. Tusaale ahaan dadka qurba joogata ah ee ka soo jeeda:

Kuwii ugu horeeyay ee adeegsada oraahdaan wuxuu ahaa gariigga waxa ay ku tilaameen wiilashooda aaday dibadda si ay dalal kale u soo gumaystaan isla markaana qabsadeen dalalkaas. Laakiin xilliyadii hore waxaa adeegsaday oraahdaan Yahuudda.

Eeg sidoo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Xogta[wax ka badal | wax ka badal xogta]