Jump to content

Ciyaarta Soomaalida

Ka Wikipedia

Ciyaaraha Soomaalida waa dhamaan noocyada kala duwan ee ciyaaraha isboortiga ee hoos taga Wasaarada Cayaaraha Soomaaliya. Wasiirka Ciyaaraha iyo shaqaalaha wasaaradiisu waxay si buuxda ula shaqeeyaan Ururka Olombiga Soomaaliya iyo dhowr kooxood oo u jajaban shaqaynta iyo horumarinta ciyaaraha.

Kubada Cagta

Kooxda kubada cagta ee gobolka Gedo

Kubada Cagtu waa ciyaarta ugu caansan ee laga dheelo gayiga Soomaaliya.


Orodka

Marka laga hadlayo tartarka orodka waxaa markiiba la xasuustaa Cabdi Bile Cabdi, oo ah orodyahan dhowr jeer ku guuleystay tartano kala duwan oo orod ah; kuwa uu ku guuleystay waxa ka mid ahaa 1500 mitir (1987), wuxuu noqday ninka ugu dheereyay orodka 800 mitir iyo tartanka 1,500 mitir.[1]

Waxaa isna xusid mudan orodyahan Mo Farax oo ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee qaarada Yurub.

Kubada Kolayga

Kooxda kubada kolayga ee Qaranka Soomaaliya waxay xubin ka tahay Ururka Kubada Koleyga ee Caalamka, loo soo gaabiyo FIBA.[2][3]

Qoraalo Kale

Tixraac

  1. name=Hindu>Mohan, K. P. (2002-08-12). Abdulrahman keeps up family tradition; China maintains superiority Archived Oktoobar 2, 2011 // Wayback Machine. The Hindu. Retrieved on 2010-09-04.
  2. name="Fnacfm">"1981 African Championship for Men". FIBA. Archived from the original on 9 Bisha Koobaad 2015. Retrieved 15 December 2013. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. name="FIBA"Somali Aden rivals Brazilian legend Oscar Schmidt's mark". FIBA. April 2, 2015. Archived from the original on 2 Bisha Afraad 2015. Retrieved 29 March 2015. {{cite news}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)